Gudaha
Golaha Wasiirrada XFS oo Taliyaha Ciidanka Asluubta u magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Muqdisho-SONNA- Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.
La wadaag



