
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Waxaa qoray Mohamed Abdirahman Sheikh — Koofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…






