
Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo digniin ka soo saaray maleeshiyaadka amniga qalqalgalinaya
Waxaa qoray Mohamud Abdi Diirshe — Muqdisho (SONNA): Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Korneyl Mahdi Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay guriga Xildhibaan Jacfar oo laga saaray maleeshiyaadkii ka dhex-d…






