Gudaha
Guddiga Dooorashooyinka Qaranka oo soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan Doorashooyinka K/Galbeed

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta iyo cayimidda maalinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.


La wadaag



