Gudaha
Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka

Muqdisho(SONNA):-Dr Maryan Qaasin Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.
Dr Maryan ayaa hore u soo noqotay wasiirka caafimaadka,wasiirka waxbarashadda, Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuummada Federaalka Soomaaliya.


La wadaag


