Gudaha
Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan oo Diwaangalinta Codbixiyaasha ka bilaabay Galbarwaaqo Mudug

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan iyo Soodimaha Qaranka ayaa Maanta Diwaangalinta Codbixiyaasha ka bilaabay Magaalada Galbarwaaqo ee Gobolka Mudug oo ka tirsan Degmada Hobyo.
Maamulka iyo qeybaha bulshada ayaa saaka safka u galay Diwaangalinta Codbixiyaasha oo u diyaar garoobaya Doorashooyinka qof iyo codka alle Idinkii.
Guddiga Doorashooyinka ayaa wada dardargalinta Diwaangalinta Codbixiyaasha Deegaanada hoos yimaada Degmada hobyo.


La wadaag


