Gudaha
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey liiska ururrada ka tartamaya Koonfur Galbeed

Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay liiska ururrada siyaasadeed ee ka tartami doona Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo degmooyinka ay ku tartami doonaan.


La wadaag


